Back to top

GLAS Somalisch

Quraaradda

Quraaradaha la isticmaalay waxaa loo istimaalaa in laga sameeyo dhalooyin cusub wax lagu shubto  si loogu baakideeyo (sida. Dhalooyinka macaanka, dhalooyinka saliida olive).

Dhalooyinka faaruqa ah baakideynta ka sameysan quraaradu waa in lagu ridaa qashin qubka lagu ururiyo quraarada. Si loo hubiyo quraaradaha tayada sare leh, quraarada la isticmaalay waxaa loo kala saaraa midabadooda cadaan (nadiif), cagaar, iyo cawlaan.